Kenya Oo Joojisay Diyaaradaha Ka Imanaya Somalia

0
Somalia & Kenya Oo Warqado Is Dhaafsaday

Dawladda Kenya ayaa joojisay dhammaan diyaaradaha tagaya ama ka imanaya Soomaaliya. Ilaa hadda ma jirto faahfaahin ku saabsan sababta loo joojiyay duulimaadyada u dhexeeya labada dal oo durba la sheegayo in ay dad badan xannibmeen.

No photo description available.

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in amarka joojintu ka soo baxay dawladda Kenya balse aanay wali bixin wax tafaasiil ah.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.