Kalluumaysatada Berbera Oo Itoobiya Rajo ka Qaba

0
Kalluumaysatada Berbera Oo Itoobiya Rajo ka Qaba

Kalluumaysatada Berbera Oo Itoobiya Rajo ka Qaba
Kalluumeysatada magaalada Berbera ayaa cabasho ka muujinaya hoos u dhac ay sheegeen in uu ka jiro qiimaha kalluunka, iyago xukuumadda Somaliland ugu baaqey in ay ka shaqeyso sidii kalluunkooda loogu dhoofin lahaa Suuqyada waddanka Itoobiya.

Kalluumaysatada ayaa walaac weyn ka qaba suuq la’aan ku haysata gudaha Somaliland iyo ganacsatada ka iibsata oo ay sheegeen in ay baqsaan, islamarkaana qiimo yar kaga iibsadaan maaddaama aanay haysan qalab lagu kaydiyo kalluunka badda laga soo saaray.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.