Kaftanka Siyaasadda “Waar Muusow Madaxweyinihii Waan Ka Tagee Awoodiisa Ku Shaqayso”Wasiir Xirsi

0

Hargeysa(Sayruuq)-Hogaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa madashii maanta ee daahfurka qaybinta Kaadhadhka Codbixiyayaasha gobolka Awdal,waxa uu hadal kulul oo siyaasadeed ku ganey Murrashax Muuse Biixi Cabdi oo goob joog ahaa,waxaana uu sidoo kale ka jawaabay hadalo shalay kasoo yeedhay murrashax Muuse Biixi.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.