Juxa”Waa Inagu Ceeb In Aan Wali Kuwan Dhegaysano,”

0

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cabdi Faarax Juxe, ayaa u jawaabay ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Yusuf oo maanta sheegey in Somaliland haddii ay midnimo diiddo la muquunsho, Juxe ayaa yidhi;

“Inta Maxamed Abdi Yusuf (Ra’iisal wasaare hore), Mr-Guulwade iyo qaar la mid ahi weli hadlayaan oo cududaar u samaynayaan Dawladdii Askarta ee halkan wax dhigtay, rajo Soomaaliyeed iyo midow midna ma dhowa.

Kooxdaani waa inay ogaadaan in xukunkii kacaankii barakaysnaaa dumay 30 sano kahor. Waa ceeb inaan kuwaan weli dhegeysanayno”

Source: Suxufi Maxamed Salh

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.