Jeegantu jibo siyaasadeed ayay ahayd

0
'Xisbiyadda dib haloo furro '

Jeegantu jibo siyaasadeed ayay ahayd
AHMED NUUR GARUUJE

Fadhigii maanta ee labadda gole , mudanayaashii kasoo jeeday qaybta loo yaqaano Bahda Magaaladda ee Xilfiga jeegaantu waxay u codeeyeen in xukun degdega laggu soo roggo sadexdii degmo ee la sheegay , halka xildhibaanadii kasoo jeeday bahda miyiguna badankoodu kasoo horjeesteen.

Sababta xildhibaanadda labadda dhinac u kala codeeyeena waxay tahay , kala duwanaanta waaqaca nololeed ee labadda dhinac iyo kala fogaanta deegeen ee isu raacay , taasoo muujinaysa in aanay marka horreba xulifadda Gabiley iyo Gar adag aanay dan dadwayne ku dhisnayn lkn ay ahayd uun siyaasiyiin is fahmay , taasoo macnaheedu yahay in jeegaantu ahayd asal ahaanba jibbo siyaasadeed jibana siima jirto .

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.