“Jeegaani Mid Sii Jiri Karta Maaha,” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble: Muuqaal

0

Hargeysa(Sayruuq) Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudaneyaasha xisbiga Kulmiye ayaa sheegay in isbahaysiga Kulmiye burburi karo haddii mucaaradad rasmi ah laga arko xisbiga Waddani oo uu ammaanay. Waxa uu sheegay in xisbiga Waddai ku guulaysan laha doorashadii dhacday haddii uu mucaaradad dhab ah ku gali laha, islamarkaana uu burburin laha jeegaanta.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.