Jabuuti Oo Somaliland ka Dacwaysay Faysal Cali Waraabe

0

Jabuuti Oo Somaliland ka Dacwaysay Faysal Cali Waraabe

Ka Dib Markii Maalintii Shalay Uu Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Uu Eedaymo U Soo Jeediyay Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele Ayaa Hadalkaas Waxa Jawaab Ka Bixiyay Wakiilka waddanka Jabuuti u jooga Somaliland Xuseen Cumar Kawaaliye, oo maanta warbaahinta Hargeysa kula hadlay ayaa sheegay in Xukuumadda Jabuuti iska celinayso Eng Faysal Cali Waraabe.

Waxa uu sheegay in xidhiidh wanaagsani ka dhexeeyo Somaliland iyo Jabuuti balse Faysal, kala dilayo.

Wakiilka Jabuuti ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ay ka sugayaan jawaab cad.

Suxufi C/Rashiid C/Wahaab

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.