Jabuuti Oo Ka Cadhootay Ficillada Soomaaliya

0
Jabuuti Oo Ka Cadhootay Ficillada Soomaaliya

Jabuuti Oo Ka Cadhootay Ficillada Soomaaliya
Dawladda Jabuuti ayaa mar kale ka muraara dillaacday ficillada dawladda Soomaaliya ee ku aaddan isbedellada Geeska Afrika. Qodobada laga soo saarayo shirka dalalka iskaashiga Islaamka ee ka socda Muqdisho ayaa lagu sheegay in shirku u bogayo isbedelka Geeska Afrika ka islaaxay waxaana qodobka dhibsaday Jabuuti maaddaama loola jeedo nabadda dhexmartay Itoobiya iyo Ereteriya iyada oo aan colaadda Asmara iyo Jabuuti xal laga gaadhin.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.