Jaamacadda Hargeysa Iyo Dugsiga Carruurta Baahiyaha Gaarka Leh Oo Muran Ka Dhex Taaggan Yahay

0

Hargeysa(Sayruuq) Maamulka Dugsiga Carruurta baahiyaha gaarka ah leh wax lagu baro oo ku yaalla meel u dhaw jaamacadda Hargeysa ama xaafadda Biibsiga ee degmada Axmed Dhagax ayaa sheegay in ay og yihiin in xukumadda xilka ka sii degaysa cid gaar ah siisay dugsiga, islamarkaana ay ka walaacsan yihiin mustaqbalka carruurta.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.