Jaamacadaha Somaliland Oo aay Ku soo bateen Dad Prof Qooto-Qooto ah.

0

Somaliland iyo dhamaan umadda soomaliyeed waxaa ku soo kor dhay dad laqab ama title aanay lahaayn sheegta oo qooto-qooto ahaan iskugu magaacaba iyagoo la ogaa inaay dadka ugu liita.
Mujaahid Muuse Biixi cabdi khudabad u ka jeedinayay xafladii uu London ku tagay ayaa wuxuu ku idhi waxaa jaamacadihi ka soo baxaya arday aan magacoogi qori karinba.
Hadaba ardayga ka siiyey shahaadada ayaa kaliita sababtoo ah qofka isagoo la garanayo inaanu aqoon hoose iyo mid sare lahaayn ayuu sheeganayaa prof amaba Dr.
Dowladda Somaliland waxaan kula talinaynaa gaar ahaan wasaaradda wax barashaddu inaay hubiyaan dadka jaamacadaha dhiga iyo kuwa ka masuulka ahba ee odhanaya prof ayaan ahay iyagoo naaneesyo xun lahaa.
Xataa jaamacadaha kuwa sheeganaya dugsiyadda sare ayaa ka qiimo badan sababto ah kuwa leh jaamacadan ka masuul nahay iyagaan dugsi sare soo marin oo labaxay prof.
Waxaan ku talin lahayn oo kale in jaamacadaha dalka lagu soo reebo oo kaliya kuwa dowladda.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.