“Ismiidaamin Siyaasadeed Dad Sameeyay Ayaa Kismaayo Ka Degay,”

0

Xildhibaan Jeesow oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa wefti shalay ka degay magaalada Kismaayo ku tilmaamay kuwo naftooda halligayay kadib markii ay halkaasi ku yimaaddeen diyaarad ka soo duushay Nairobi oo aan ogolaansho ka haysan Soomaaliya.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.