“Isma Casilin,” Wasiir Sacad Cali Shire

0
Somaliland Oo Dunida Lacag Waydiisatay

Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa markii u horaysay wax laga waydiiyay warar la isla dhexmarayay oo ku saabsan in uu istaqaalad u gudbiyay Madaxweyne Biixi wuxuuna ku dooday in aanay arrintaasi waxba ka jirin.

Wasiir Sacad oo telefishanka Horyaal waydiiyay waxa ka jira in uu iscasilaad u gudbiyay madaxweynaha ayaa ku jawaabay “Waxba kama jiraan, isma casilin mana dalban  niyadana kuma hayo.”

Arrintan ayaa jawaab u ah warar soo baxay oo ku saabsan in madaxweyne Biixi ka diiday warqad iscasilaadda Dr Sacad Cali Shire.

Sayruuqnews

Hargeysa-Somaliland

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.