Isku Aadka Champion-ka Oo La Shaaciyay

0
Isku Aadka Champion-ka Oo La Shaaciyay

Isku Aadka Champion-ka Oo La Shaaciyay

Rubuc dhammaadka horyaalka Yurub ee Champions League ayaa lagu dhawaaqay Jimcaha maanta. Kooxda hoggaaminaysa horyaalka Ingiriiska ee Manchester City ayaa afka ka gashay kooxda Liverpool oo ay sanadkan kala qaateen dhibaca labadii lugood. Sidoo kale Real Madrid ayaa wajahaysa Juventus.

Sida la isugu beegbeegay

Isku Aadka Champion-ka Oo La Shaaciyay

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.