Inkastoo siyaasiga been sheego hadana Ma Arak Siyaasi Ka Been Badan Farmaaja

0
Inkastoo siyaasiga been sheego hadana Ma Arak Siyaasi Ka Been Badan Farmaaja

Inkastoo siyaasiga been sheego hadana Ma Arak Siyaasi Ka Been Badan Farmaaja

Farmaaja waxa uu sheegay in uu nabadoon noqonayo itoobiyana dalka ka saarayo oo ay tahay cadow Somalia qabsaday hadii uu doorashada ku guuleesato balsa maxaa xigay ?

1: Farmaaja waxa uu ku duulay Siyaasiyiin Aan hubesaneen oo ka arakti duwan asagoo adeegsanayo awooda dowladdnimada ee Umadda Soomaaliyeed ka wada dhaxeeysay

2: Farmaaja waxa uu noqday madaxweynihii ugu horeeyay Ee Muwaadin Soomaali ah u dhiibo/ ka Gatay Xabashi/ Itoobiya

3: Farmaaja waxa uu Xasuuq dad shacab ah lagu xasuuqay ka geestay Baydhaba Asoo Kaashanayo Ciidanka xabashida intii u dhaxeysay tirsiga taariikhda markuu ahaa 13/12/.2018 ilaa 18.12.2018kii

4:Farmaaja waxa uu dagaal ka dhax abuuray Qabiilada galmudug markii uu qayb ka mid ah hubeeyay

5: Farmaaja hada waxa uu marayaa Heer uu Qabiiladii Gobolka Gedo Degnaa ee asaga dad u xigay hub isku dhiibo asagoo garab siinayo qaybta uu ka dhashay sidoo kale na itoobiya u fasaxay in lagu duulo juffooyinka reer ahmed iyo reer hassan

Farmaaja waa Madaxweynaha Kaliyah ee Aaminsan in ETHIOPIA tahay walaal kenyana Cadow anagoo og in kenya haaf Milyan qaxooti soomaali ah ay si nabad ah ugu noolyihiin

Farmaaja waxaa intaa u dheer in uu yahay Siyaasiga kaliyah ee Afkiisa Marqaati Fur u yahay

War ma been baa ka sheegay ??

Said Islam

Sayid Ali

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.