Hoggaanka Waddani Oo Shir Degdeg Ah Leh

0
Hoggaanka Waddani Oo Shir Degdeg Ah Leh

Hoggaanka Waddani Oo Shir Degdeg Ah Leh

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa shir degdeg ah isugu yeedhay hoggaanka xisbiga.

Ma jiro faahfaahin ka soo baxday shirka laakiin sawirrada shirka oo lagu faafiyay baraha bulshada ee xisbiga ayaa lagu Yidhi “Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo shir deg- deg ah hadda isugu yeedhay Xubnaha Fulinta Xisbiga Waddani”

Hoggaanka Waddani Oo Shir Degdeg Ah Leh

Hoggaanka Waddani Oo Shir Degdeg Ah Leh Hoggaanka Waddani Oo Shir Degdeg Ah Leh Hoggaanka Waddani Oo Shir Degdeg Ah Leh Hoggaanka Waddani Oo Shir Degdeg Ah Leh Hoggaanka Waddani Oo Shir Degdeg Ah Leh

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.