Hoggaanka Ururada Hablaha Ee Gaaroodi , Hormuud Iyo Horseed Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha La Doortay

0

Hoggaanka ururada hablaha ee Gaaroodi, Hormuud iyo Horseed ayaa boggaadiyay Madaxweynaha la doortay Mudane Muuse Biixi Cabdi sidoo kalena hoggaamiyeyaasha mucaaradka ku hambalyeeyay aqbalaadda natiijada doorashada.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.