Hoggaamiye Xirsi Oo Ka Hadlay Natiijada Doorashada

0
Hoggaamiye Xirsi Oo Dhalliilay Madaxweyne Biixi

Hargeysa(Sayruuq) Hoggaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xasan ayaa caawa  Star TV u sheegay in aanay qaaddicin hawlihii Guddida Doorashada Qaranka Somaliland,  islamarkaana Xisbiga Waddani aan looga baqayn in uu waxyeelo nabadgelyada Somaliland.

Hadalka hoggaamiyaha ayaa imanaya saacado kadib markii Dr Cabdiraxmaan Cirro sheegay in aanay aqbalayn xaqdarro, islamarkaana dariiq nabad galyo marayaan. Hadalka hoggaanka xisbiga Waddani ayaa u muuqda in aanay ku qancayn natiijada doorashada madaxtooyada laakiin, ay Maxkamad la gali doonaan.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.