“Heshiiskii Fulin Buu U Baahan Yahay,” Dr Cali Khaliif Galaydh Oo Libinta Heshiiska Khaatumo Siiyay Faysal Cali Waraabe

0

Hargeysa(Sayruuq) Dr Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay in aanay xukumadda Siilaanyo is afgarteen haddii aanu ku jirin Eng Faysal Cali Waraabe. Waxa uu sheegay in ay heshiis isla gaadheen laakiin, fulinta heshiiska looga fadhiyo xukumadda Muuse Biixi kaas oo ku salaysnaan doona Somaliland loo dhan yahay sidii xilliyadii ka horeeyay 1960.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.