“Heshiiska Somalia Gashay Nama Khuseeyo,” Somaliland

0
“Heshiiska Somalia Gashay Nama Khuseeyo,” Somaliland

“Heshiiska Somalia Gashay Nama Khuseeyo,” Somaliland
Dawladda Somaliland waxay ganafka ku dhufatay heshiis dawladda Soomaaliya la gashay shirkado Shiine ah, islamarkaana loogu ogolaanayo in badaha Soomaaliya oo ay Somaliland ku jirto ka kalluumaystaan.

Wasiirka wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland Xasan Gaafaadhi ayaa sheegay in aanu heshiiskaasi khusayn Somaliland, islamarkaana aanay shirkaddaha ruqsada la siiyay iman Karin biyaha Somaliland. Waxa uu Soomaaliya ku eedeeyay in ay dhagaro u maleegayso Somaliland.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.