Hay’ado Dunida Waydiistay In Somalia Laga Cafiyo $5Bn

0
Hay’ado Dunida Waydiistay In Somalia La Cafiyo

Hay’ado Dunida Waydiistay In Somalia Laga Cafiyo $5Bn

In ka badan 30 ka mid ah hay’adaha gargaarka caalamiga ah ee ka shaqeeya Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saareen Isniintii shalay, ka hor shirka London ee gar-gaarka bini’aadannimo waxay ku baaqeen in Soomaaliya laga cafiyo deymaha lagu leeyahay, si dowladda ay u hesho lacago ay ku abuurto dhul xasiloon oo maal gashi lagu sameysan karo.

Qoraalkaa oo si weyn ay Soomaalidu u soo dhaweysay, ayaa wariyaha VOA-da Sahra Cabdi Axmed waxay wax ka weydiisay, Aaden Mataan oo ka mid ah dhalin yarada magaalada London, madaxna ka ah urur dhalin-yaro oo la yidhaahdo ATM.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.