Hargeysa Oo Nin Lagu Xukumay In Dhagax Lagu Dilo

0

Hargeysa Oo Nin Lagu Xukumay In Dhagax Lagu Dilo

Hargeysa(Sayruuq)- Maxkamadda degmada Hargeysa ayaa xukuntay in dhagax lagu dilo nin ay sheegtay in uu galmo xaaraan ah la sameeyay gabadh naafo ah. Halka gabadha naafada ahna lagu xukumay 100 jeedal ah.

Gabadha naafada ah oo kasoo dacwootay ninka lagu xukumay dilka ayaa sheegtay in uu kufsaday isla markaana ay qaadday Uur.

Balse sharciga Somaliland uma ogolaanayo in maxkamadda degmadu ay go’aan ka gaadho xukunka noocan oo kale.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.