Hargeysa Oo Dadku Camireen Goobaha Codaynta+ Sawirro

0

Hargeysa(Sayruuq) Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa laga dareemaya in ay bulshadu si ka gonaanshiyo leh u dhiibanayso codkooda waxaana xilli horeba safaf dhaadheer loogu jira goobaha codaynta.Guud ahaan dalka ayaa si nabad ah loogu dareeray codaynta doorashada Madaxtooyada.

Waddooyinka waaweyn ee faras magaalaha ayaa laga dareemaya cidla markii dadku iska xaadiriyeen goobahooda codaynta, sidoo kalena 12-kii habeenimo la joojiyay gaadiidka noocyadiisa kala duwan marka laga reebo gaadiid ogolaansho ka haysta Komishanka doorashada.

Image may contain: 2 peopleImage may contain: 3 people

Image may contain: one or more people, sky and outdoorImage may contain: one or more people, sky and outdoor

Sayruuqnews

Hargeysa-Somaliland

Contact@sayruuq.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.