Hargeysa: Guri Carruur Yaryar K Gubtay

0
Hargeysa: Guri Carruur Yaryar K Gubtay

Ilma yar oo 9 jir ah ayaa ku dhintay, laba carruur ah oo kalena way ku dhaawacmeen kadib markii uu gurigii ay ku jireen oo ku yaala degmada Axmed Dhagax gaar ahaana xaafadda  Libaaxyada ee magaalada Hargaysa uu dab qabsaday.

Labada carruur ah ee dhaawacmay oo kala ahaa wiil iyo gabadh ayaa ciidanka Dab-demisku gaadhsiiyeen Cisbitaalka weyn ee Magaalada Hargeysa halkaas oo lagu dawaynayo.

Caruurtan yar yar ayaa waalidkood dusha kaga sii xidheen guriga, halka sidoo kalena  la sheegay in ilmaha yar ee dhintay uu Lugta ka xidhnaa.

Ilmihii Ka Hadhay Qoys Guri Ku Dumay Oo Dayacan

Hooyada dhashay carruurtan ayaa la sheegay in ay ku maqnayd geeri wakhtiga carruurta dabku qabsaday oo ahayd galinkii dambe ee Sabtida maanta

Hargeysa: Guri Carruur Yaryar K Gubtay

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.