Hanti-dhawrka Oo Galay Wasaaradda Warfaafinta

0
Hanti-dhawrka Oo Galay Wasaaradda Warfaafinta

Hanti-dhawrka Oo Galay Wasaaradda Warfaafinta
Hantida-dhawrka Qaranka ayaa galinkii dambe ee Jimcaha albaabada u laabay xafiisyo ka mid ah wasaaradda warfaafinta ee Jamhuuriyadda Somaliland. Xafiiska ayaa sida lagu yaqaan qufullo ku xidhay xafiisyada kuwaas oo ay ku qoran tahay ‘lama furo karo Hanti-dhawrka la’aantii’.
Hanti-dhawrka Oo Galay Wasaaradda Warfaafinta
Dhawr todobaad ka hor ayay bulshadu si weyn ugu diirsatay una soo dhawaysay Hanti-dhawrka oo baadhis ka bilaabay Dawladda Hoose ee Hargeysa laakiin, weli bulshadu ma arag wax natiijo ah oo Hanti-dhawrku soo saaray.
Hanti-dhawrka Oo Galay Wasaaradda Warfaafinta
Bulshada Somaliland oo si weyn u tuhunsan in musuqmaasuq baahsan ka dhaco xafiisyada dawladda ayaa is waydiinaya sababta aanay laamaha ku shaqo leh dabagalka Musuqmaasuqu wali u soo saarin hay’ad musuqmaasuq samaysay ama cid loo xidhay.

Sayruuqnews
Hargeysa-Somaliland
Sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.