Hanti-dhawraha Guud Oo Joojiyay In Bangiyada Dalka Ay Dawladdu Wax Kala Baxdo

0

Hargeysa(Sayruuq) Hanti-dhawraha guud ee Qaranka Mudane Siciid Saleebaan Mire ayaa sheegay in ay joojiyeen in hay’addaha dawladdu wax kharash ah kala baxaan xilligan kala guurka ah Bangiga dhexe iyo baananka kale ee ganacsiga. Sidoo kale waxa la mamnuucay in gaadhi dawladeed lagu xidho lambarka shacabka.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.