Halkee Bay Maraysa Qaban Qaabadii Natiijadda Doorashadda Madxtooyadda Somaliland

0

Hargeysa(Sayruuq)- Waxaa waqtigan ka socadda goobtii loo asteeyay natiijadda hordhaca ah ee doorasahadii 13 November 2017 somaliland ka qabsoomtay ,  taandha weyn oo laga dhex dhisay xarunta Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa lagaga dhawaaqi doona madaxweynaha 5 sanno ee socadda somaliland caynaanka u hayn doona.

Xarunta Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland waxaa ku sugan warbaahinta kala gadisan kuwaaso soo tabinaya dhacadda miisanka leh,waqti xaadirkan waxaa madhan kuraasitii loogu talagalay ka soo qeyb galayaasha waxaana la sugayaa in saddexada murshax ee tartanka doorashada ku loolamayay ay soo xaadiraan ,halka xubnaha kala gadisan ee matalyaa laamaha kala duwan ee dowladda iyo axsaabtuna goobjoog ahaan doonan.

kala  soco warar toos ah Natiijadda doorashadda madaxtinimadda somaliland www.sayruuq.com

 

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.