Haldoorka Somaliland Maxay Ka Yidhaahdeen Bile Rafle Guuleed Oo Hargeysa Ku Sugan?

0

Hargeysa(Sayruuq) Bile Rafle Guuleed oo xilligii Siyaad Barre wax badan ka qabtay Somaliland ayaa munaasibad hadhimo sharafeed ah loogu sameeyay magaalada Hargeysa oo uu muddo kooban joogay. Haldoorka Somaliland ee ka qayb galay munaasibadda ayaa ka marag kacay in uu guranayo midhihii waxqabadkiisa, milgo iyo maamuusna loogu hayo wixii uu ka qabtay gobollada Somaliland intii uu badhasaabka ka ahaa.

 

Sayruuqnews

Hargeysa-Somaliland

Contact@sayruuq.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.