Haldoorka Beesha Garxajis Oo Madaxweyne Biixi La Kulmay

0
Haldoorka Beesha Garxajis Oo Madaxweyne Biixi La Kulmay

Haldoorka Beesha Garxajis Oo Madaxweyne Biixi La Kulmay
Xildhibaan Saleebaan Cawad Cali (Bukhaari) oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland si weyna u taageera xisbiga Kulmiye ayaa sheegay in suldaanka guud ee beesha uu ka soo jeedo ee Habaryoonis iyo haldoorka beeshu dorraad kulan la qaateen madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, islamarkaana ka wada hadleen danahooda maaddaama ay hore u jirtay xiisad ka dhalatay doorashadii madaxtooyada.
Beelaha Garxajis oo dhawaan shir ku qabtay degaanka Gacanlibaax ayaa sheegay in caddaalad darro weyni ka jirto dalka, waxaana jiray warar dambe oo ku saabsan in madaxweynuhu codsaday in uu guddida guud ee beesha la kulmo taas oo la filayo in uu ka dhashay kulanka uu xildhibaanku ka shanqadhiyay

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.