Hadday tayda noqanlahayd! C/kariin A. Mooge

0
“Inta Ramadaan Lagu Jiro Madaxweynuhu Afur Ha U Sameeyo Masaakiinta Wasiirraduna Ha U Dhigdhigaan,” C/kariin Axmed Mooge

Hadday tayda noqanlahayd!

W/Q Cabdikariin Axmed Mooge

  1. Madaxweynaha iyo abtiyaashi waan isu soo Jiidi lahaa
  2. Cabdirashiid Riyo-Raacna, waxaan ku odhanlahaa waar Allah wax ku siiye! indr is’casil oo ummadda kala furo! hadaad doonto walaalkaana keeno

  3. Qolada Guurtidana waxaan odhanlahaa waar magaciina ka turjuma’oo wanaag iyo samo ugu taliya qaranka! oo mudo kordhin ka badan xili farsamo oo aydaan kala tashan KDQ, XQ iyo cid’waloo ay khusayso ha samaynina

  4. Qolada wakiiladana iyagana waxaan odhanlahaa waar akhiradiina u tudha’oo! Ummaddu 5sano ayay idin dooratey oo u dhaarateen! 15sano ayaad maraysaan…10 sano oo bilaa dhaar ah, ayaad soo fadhideen! 5 sano oo kalena waad u soo milikhsanaysaan! Ee xil-xadayaal shacabkii idin doortay 5ta sano ee 10ka dheeriga ah idiinku dul qaatay maala milikhsigaa danbe ma qabto!!!!

  5. Shacabkana fariin baan u diri lahaa, shacab yahow hurdaa, inta qabyaaladdu idiin tahay qaran ee qabiilkiinu idinkaga weyn yahay qarankiina nolol helimaysaan ee ama ahaada ama ku jira waligiin!

Intaat murmaysaan ee siyaaddiinuna tahay qabiilka iyo qabyaalad! ee aragti kasta iyo talo kasta oo la soo jeediyo aad qabiilka ka urinaysaan, ee dood kasta qabiilaynaysaan, ee kooxo jaan oo internetka fadhiyaa isku kiin lisayaan waan idinka yara nasanayaaye waa inoo marku buuqu dhamaado wixii nool aduunyada

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.