Guud Ahaan Gobalada Iyo Degmooyinka Somaliland Oo Saaka Laga Tukanaayo Salaad Roob Doon Ah .

0

Hargeysa (Sayruuq):- Guud ahaan gobalada iyo degmooyinka Somaliland ayaa waxaa saaka laga tukanayaa salaad roob doon ah ka dib markii roobabkii guga oo xiligoodii la joogey aaney wali si fiican u di,in oo abaarii ka jirto deegano badan oo ka tirsan Somaliland

Salaadan roob doonta ayaa waxaa dhawaan iclaamisey wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland waxaana la filayaa in masuulyiin ka tirsan xukuumadu ay shacbiga kala qeyb galaan tukashada salaadan

Ma maha arkii ugu horeysay ee saalad roob doon ah laga tukado guud ahaan deeganada Somaliland intii ay jirtey abaartani balse waxay noqonaysa sida ay odayaal soo jireen sheegeen roob doontii ugu badneyd intay abaari jitrtay .

bulshadda islaamka ee ku dhaqan geeska Afrika ayaa abaarti ugu xumeyd abid ku habsantay mudo laba sanna ah .

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.