Gudoomiyihii Guddida Diiwan Galinta Ururada Siyaasada SomalilandCabdirisaaq (INA CIYAALE) oo Geeriyooday

0

Hargeysa(Sayruuq)- Gudomiyha Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka Somaliland marxuum Cabdirisaaq Jaamac Cumar (INA CIYAALE) ayaa saaka ku geeriyooday Cisbitaalka weyn ee caasimadda Hargeysa sida uu ku sheegay wariyaha BBC-da Hargeysa uga warma Axmed Siciid Cige uu xaqjiyey Guddoomiyaha cisbitaalka Hargeysa Mr Askar.

Ilaahay Murxumka Janaddi fardowsa ha ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan run ah ha ka siiyo ,inna lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun.

Hargeysa-Sayruuqnews

contact@sayruuq.com

 

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.