Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Laascaanood Gaadhay

0

Laascaanood(Sayruuq)- Gudoomiyaha Xibiga Mucaaridka ah ee UCID Md Faysal Cali Waraabe ayaa gaadhay magaala madaxda gobalka SOOL ee Laascaanood kaaso si weyn loogu soo dhaweeyey ,gudoomiyaha ayaa waxa safarkan ku wehelinayey Gudoomiyaha labbaad ee Xibiga Md Cali Gurey iyo masuuliyiin sarsar oo xibiga ah heer gobal iyo mid Dagmo.

halkan hoose ka daawo

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.