Guddoomiye Mursal Oo Ku Adkaystay Mooshinka

0
Guddoomiye Mursal Oo Ku Adkaystay Mooshinka

Guddoomiye Mursal Oo Ku Adkaystay Mooshinka
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal waxa uu sheegay in Golaha Shacabku waajibkooda dastuuriga ah ka gudan doono Mooshinka Axaddii la hor keenay baarlamaanka oo uu sheegay in uu sharci yahay.

Qoraal uu soo saaray oo uu xildhibaannada ku wargeliyay ayaa jawaab u ah hadallada soo baxay ee ku saabsan in mooobshinku jabay waxaanu ku doodaya in uu si sharci ah ku soo gudbay islamarkaana waajibka dastuuriga ah ay ka qaadan doonan xildhibaannada.

Xildhibaannada ayaa Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay in uu heshiisyo qarsoodi ah oo ka dhan ah Soomaaliya la galay Itoobiya.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.