Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah

0

Guddoomiyaha xisbiga Waddani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka waxaanu farriin u diray golaha wakiillada. waxa kale oo uu ka hadlay arrimo kala duwan oo khuseeya siyaasadda Somaliland, xaaladda Ceelafweyn iyo Jabhadda Caarre

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.