Guddoomiye Cirro Oo Dhalliilay Heshiishka Imaaraadka

0
“Xoghayuhu Dagaal Buu Xisbiga Ku Soo Qaaday,” Dr Ciro

Guddoomiye Cirro Oo Dhalliilay Heshiishka Imaaraadka

Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo maanta waraysi gaar ah siiyay  HCTV, ayaa sheegay sababta uu uga hadhay weftigii madaxweynaha Somaliland ee Imaraadka Carabta.

” laba sababood ayaan uga hadhay ta koobaad waa in aanan anigu qayb-ka ahayn shirarkii hore ee Arrimaha DP World, tan labaadna waa wakhtiga madaxweynuhu ii sheegay oo koobnaa xilliga la baxayo” Cirro.

Dhan kale waxa uu sheegay in madax-bannaanida iyo heshiisyada Somaliland aanay khusayn dawladda Soomaaliya balse Mad-madowga heshiiskaasi ku jira aan lagu dabooli-karin Soomaaliya ayaa ka soo horjeesatay.

Cirro waxa uu ka digay Saldhigga Millateri ee Imaraadka laga siiyay Berbera oo uu sheegay in uu khatar keenikaro.

 

Source: Horn Cable

Sayruuqnews

Sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.