Guddoomiyaha Waddani Oo Ka Warbixiyey Sababta Uu Xisbigiisu U Qaadacay Heshiiska Mudada La Qabanayo Doorashooyinka

0

Halkan hoose ka daawo Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda isla markaana ah guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro), kaas oo uu ka warbixinayo sababta uu uga baxay goobtii xukuumadda iyo axsaabta mucaaridku ku kala saxeexanayeen heshiiska mudada loo korhdinayo xukuumadda madaxwayne Siilaanyo.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.