Guddoomiyaha Guurtida Oo Sheegay In Aanay Heshiin Cali Khaliif Iyo Madaxweyne Siilaanyo

0
Guddo“Ciidamada Laascaanood Baan Keeni Lahaa,” Saleebaan Hargeysa(Sayruuq) Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay omiye Saleebaan Oo Si Adag U Hadlay
Saleebaan Maxamuud Aadan

Hargeysa(Sayruuq) Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa mudaneyaasha golihiisa u sheegay in aanu heshiis ahayn waxyaabaha ay isla gaadheen Madaxweyne Siilaanyo iyo Dr Cali Khaliif Galaydh oo hoggaaminaya Khaatumo.

Khaatumo ayaa wada hadallo dhawr sanno socday la lahayd xukumadda Madaxweyne Siilaanyo waxaana jiray heshiisyo dhawr ah oo la kala saxeexday.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.