Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Warqad U Diray Xeer Ilaaliyaha Qaranka

0

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa u qoray Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir Warqad jawaab u aheyd codsigii uu Xeer Ilaaliyaha soo gudbiyay oo ahaa xasaanad ka qaadid Xildhibaanada kala ah Xasan Macalin iyo Cabdisaabir Nuur Shuuriye.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.