Guddimiyaha Dhalintaradda Waddani Oo Xabsiga loo Taxaabay

0
Guddimiyaha Dhalintaradda Waddani Oo Xabsiga loo Taxaabay

7Guddimiyaha Dhalintaradda Waddani Oo Xabsiga loo Taxaabay

Ciidamada Booliska Soamliland ayaa xabsiga u taxaabay guddoomiyaha Garabka dhalinyarada xisbiga waddani Maxamed Sidiiq Dhamme sida ii xaqiijiyay afhayeenka xisbga waddani.

weli ma cadda sababta loo xidhay laakiin afhayeenka ayaa ii sheegay in Dhamme maalintii shalay qoray maqaal uu ku dhaliilayo madaxweyne Biixi, taasna ay u malaynayaan in loo xidhay.

Guddimiyaha Dhalintaradda Waddani Oo Xabsiga loo Taxaabay

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.