Guddidii Dhexdhexaadinta Xukuumadda iyo Axsaabta Mucaaridka oo Goaamo soo Saartay

0

Guddidii dhex dhexaadinta xisbiyada iyo xukuumadda ayaa iminka la hadlay Warbaahinta Waxaanay soo saaray go.aamadan

  1. In la kala diro kominshankii cusbaa ee doorashooyinka.

  2. In la soo celiyo kominshankii hore .

  3. Xisbiyada mucaaridku inay joojiyaan ficil iyo hadal kasta oo nabad galyada wax yeelaya ixtiraamana Madaxweynaha , golaha Wasiiradda , Sharci dejinta iyo garsoorka Dalka.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.