Guddida Wakiillada Oo Go’aan Ka Gaadhay Codsiga Xukuumadda Ee Xil Dhakool

0

Guddida joogtada ah ee golaha wakiillada Somaliland ayaa diiday cod ay u soo gudbiyeen xeer ilaalinta Somaliland oo ka ka dalbatay in loo ogolaado xalaalnimada xadhiga Xildhibaan Maxamed Dhakool.

Guddida ayaa ku baaqay in xorriyadiisii loo soo celiyo xildhibaanka.

Guddida ayaa amaanay go’aankii Maxkabadda gobolka maroodi-jeex maalintii shalay ku diiday ka garniqida dacwadda loo haysto xildhibaanka.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.