Guddida Ka Hor Tagga COVID 19 Oo 2 Qodob Soo Saaray

0
Madaxweyne Xigeenka Oo Hoggaaminaya Ergo Ceelafweyn U Baxay

Guddida u xilsaaran ka hor tagga xanuunka Coronavirus ayaa mamnuucay in ay Somaliland yimaaddaan rakaab ka imanaya dalalka Yurub iyo waqooyiga Ameerika iyo in aanay diyaaradaha Somaliland imanaya soo qaadin rakaab ka imanaya labadaasi qaaradood.

Image may contain: text

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.