Guddida Guud Ee Garxajis Iyo Hoggaanka Dhaqanka Oo Go’aammo Soo Saaray

0

Hargeysa(Sayruuq) Haldoor ka mid ah hoggaanka dhaqanka beelaha Garxajis ayaa taageeray shirweyne ay beeluhu yeelan doonan oo ay hore ugu dhawaaqday guddida guud ee baalaha Garxajis. Shirkan oo aan wakhtigiisa, goobta iyo ajandihiisa la sheegeen waa mid u muuqda in lagaga arrinsanayo arrimaha siyaasadda kadib guuldarradii xisbiga Waddani.

 

Sayruuqnews.com

Hargeysa-Somaliland

Contact@sayruuq.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.