Guddida Doorashooyinka Somaliland Oo Xaqiijiyay In Baraha Bulshada La Xannibayo

0

Hargeysa(Sayruuq) Guddida doorashada Somaliland waxay xaqiijiyeen in ay adeegsiga baraha bulshada laga joojin doono Somaliland fiidnimada 13 November oo ah maalinta doorashada, si looga hortego in la faafiyo warar been-abuur ah oo la xidhiidha natiijada iyo doorashada.

Waxay sheegeen in ay xayirnaan doonaan ilaa natiijada ay si rasmi a ugu dhawaaqayaan.

Bulshada Somaliland ayaa si aad ah u isticmaala baraha Internet-ka iyada oo marar badan laga cawdo warar been abuur ah. Boggag lagu qoray magaca guddida doorashada ayaa laga sameeyay baraha bulshada kuwaas oo abuuri kara khalkhal galin.

Sayruuqnews

Hargeysa-Somaliland

Contact@Sayruuq.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.