Guddida Doorashooyinka Oo Soo Saaray Digniin Culus

0

Hargeysa(Sayruuq) Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa digniin culus ka soo saaray in xisbiyadu fidiyaan warar ku saabsan in ay guulaysteen waxaanay si gaar ah uga digeen dabaal degyo la sheegay in ay taageerayaasha xisbiyadu ka sameeyeen magaalooyinka qaar.

Afhayeenka guddida doorashada Somaliland Siciid Cali Muuse ayaa xaqiijiyay in ay awood u leeyihiin tallaabo laga qaado cidda dabaal deg u samaysa natiijo aan ka soo bixin guddida doorashooyinka oo aan wali dhammaystirin tirinta codadka.

Sidoo kale guddida ayaa magaalada Gabiley u tagay cabasho ku saabsan codadka waxaanay guddidu warbixin sii daysay xalay

 

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.