Guddida Doorashada Somaliland Oo War Ka Soo Saaray Codaynta+Muuqaal

0

Hargeysa(Sayruuq) Guddoomiyaha guddida doorashooyinka Qaranka Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa sheegay in guud ahaan Jamhuuriyadda Somaliland ay si nabad ah uga socoto codaynta doorashada. sidoo kale guddoomiyaha gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falaay ayaa BBC-da u sheegay in ay si nabad ah doorashadu uga socoto guud ahaan gobolka gaar ahaana degaannada Bariga gobolka. waxa uu sheegay in dhammaan goobihii codbixinta loogu talo galay ay si nabadoon uga socoto.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.