Guddida Doorashada Oo Tafaasiil Ka Bixiyay Halka Ay Marayso Tirinta Codbixintu

0

Hargeysa(Sayruuq) guddida doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay in ay dhammaystirmeen tirinta codadka Sool, Sanaag iyo Togdheer laakiin, gobollada Togdheer, Awdal iyo Maroodijeex wali wax ka dhiman yihiin.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.