Guddida Doorashada Oo Si Degdeg Ah Uga Jawaabay Qaadacaadda Xisbiga Waddani

0

Hargeysa(Sayruuq) Guddida Doorashada ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin warqadaha la sheegay in la been abuuray islamarkaana ay diyaar u yihiin xallinta cabashada Waddani.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.