Guddida Doorashada Oo Shaaciyay Tirada Codadka Ay Kala Heleen Saddexda Xisbi

0

Hargeysa(Sayruuq) Guddiga Doorashooyinka Somaliland waxay si rasmi ah ugu dhawaaqeen Natiijada Doorashadii Madaxtooyada ee la qabtay November,13,2017, gudigu waxay shaaca ka qaadeen in xisbiyadu sidan u kala heleen codadkii ay dhiibteen 80% dadkii isku diiwaan galiyay inay codeeyaan.

Ucid: 23141 4.1%
Kulmiye: 305909 55.19%
Waddani: 226092 40.73%

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.