Guddida Dabagalka Musuqmaasuqa Oo Soo Bandhigtay Daraasad

0

Hargeysa(Sayruuq) Guddida Dabagalka Musuqmaasuqa golaha Wakiillada ayaa Soo Bandhigay Dulsaarka Bangiyada maxalliga ah, islamarkaana dhalliishay bangiga dhexe ee Somaliland oo hawlihiisa shaqo dayacan yihiin.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.